(Sawirro) Madaxweyne Geelle & Marwadiisa oo qaatay talaalka cusub ee COVID-19

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xaaskiisa Khadra Maxamuud Xayd ayaa maanta qaatey tallaalka cudurka COVID-19. Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Jabuuti ayaa sheegtay in tallaalkii ugu horreeyey oo looga hortagayo fayraska Korona uu gaaray Jamhuuriyadda Jabuuti 6-dii bishan Maarso. Tallaalkan oo uu qofka laba mar qaadan doono ayay wasaaraddu sheegtay in lagu billaabayo shaqaalaha caafimaadka … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Geelle & Marwadiisa oo qaatay talaalka cusub ee COVID-19